Site icon Qaamuus

ereyga

Falanqee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falanqee

falanqayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version