Site icon Qaamuus

ereyga

falasho
(m.f.dh)

eeg falo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falasho

beerfalasho [m.dh]
Hawsha beerta laga qabto si dalag looga helo.

camalfalasho [m.dh]
eeg camalfalo. ld camafalad.

falo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ashay, -alatay)
Cid beer qodasho, beer falasho.

lunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ammaano ama baadi cid haysay ku tagri falasho.

qodo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-otay, -odatay)
1. Dhul falasho. 2. Meel dumsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version