Falaxgooddi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld falaxgooddiyid.
Falaxgooddi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Booloxoofto samayn; u bootayn; faata- dhuglayn. ld faalaxgooddi², foolax- gooddi².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falaxgooddi ↴
faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | falaxgooddin | falaxgooddis | falaxgooddiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg