Site icon Qaamuus

ereyga

Fale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Walax kimikeed oo isbeddel keena.

Fale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(nax.) Yeelaha weerta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fale

yeele | ammin | cimri-badh-kaahfaleed | falaxfalax | faleebbo | faleen | garbaggoroyo | geedamaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version