Site icon Qaamuus

ereyga

Falgal-geddismi-kara

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Falgalka kiimikaad ee labada dhinacba u socon kara. Guud ahaan, falgaleyaasha iyo maxsuulladu waxa ay isku yihiin iskujir dheellitiran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falgal-geddismi-kara


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version