Site icon Qaamuus

ereyga

Falko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xardhin. 2. ld falag¹.

Falko

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-aday, -atay)

Falag samaysasho. ld falagso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falko

falag | falagso | falkasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version