Site icon Qaamuus

ereyga

Fallaagee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

1. (f.g) Cid fallaago ka dhigid. 2. (f.mg) Cid fallaago noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallaagee

fallaagayn | fallaageyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version