Site icon Qaamuus

ereyga

Fallaar gaama

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.l)

(fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallaar gaama


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version