Site icon Qaamuus

ereyga

Falliir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.

Falliir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falliir

falfalliir | falfalliir | falfalliiran | falfalliiran | falfalliirid | falfalliirmid | falfalliirnaan | falfalliirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version