Site icon Qaamuus

ereyga

Falooriin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falooriin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version