falxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)ld falfalxun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falxun ↴
falfalxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa, -umayd)
Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
islayaab [m.l]
Dareen xishood leh oo falxun oo la samayn lahaa lagaga baaqdo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg