Site icon Qaamuus

ereyga

fanax
(m.l)

Meesha laba farood oo kasta iska galaan.

fanax
(m.dh) (-nxo, m.l)

Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanax

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version