fandhar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fandhar ↴
fandharid [m.f.dh]
eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
faran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax farriin la faray ahaansho. 2. Wax fandharan ahaansho (nabar).
faro [f.g/lg3] (-rtay, -ratay)
1. Wax fandharasho. 2. Cid farriin u dhiibasho.
findhir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld fandhar.
findhiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fandhar.
findhirid [m.dh]
ld fandharid.
findhirin [m.dh]
ld fandharid.
findhiris [m.l]
ld fandharid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg