Fangal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
Fangal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fangal ↴
fangelid | fansaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg