Site icon Qaamuus

ereyga

Fangar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3).

Fangar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax dalool u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fangar

fangaran | fangarid | fangarnaan | fangarnaansho | fongor | fongoran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version