fanjooqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld fanqooji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanjooqi ↴
fanjooqid [m.f.dh]
eeg fanjooq.
fanjooqin [m.f.dh]
ld fanqoojin.
fanjooqis [m.l]
ld fanqoojin.
fanjooqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fanjooqiyay ahaansho.
fanqooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale in yar kor uga qaadid. ld fanjooqi.
fanqoojin [m.f.dh]
eeg fanqooji. ld fanjooqin, fanjooqis, fanqoojin, fanqoojis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg