Site icon Qaamuus

ereyga

Fannaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-niin/-nno, m.dh)

1. Nin masrax ka heesa. 2. Nin fanka ku xeel dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fannaan

fannaanad | hoobalad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version