Site icon Qaamuus

ereyga

Fannaanad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Haweeney masrax ka heesta. 2. Haweeney fanka ku xeel dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fannaanad

hoobalad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version