fanqooji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax, wax kale in yar kor uga qaadid. ld fanjooqi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanqooji ↴
fanjooqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fanqooji.
fanjooqin [m.f.dh]
ld fanqoojin.
fanjooqis [m.l]
ld fanqoojin.
fanqoojin [m.f.dh]
eeg fanqooji. ld fanjooqin, fanjooqis, fanqoojin, fanqoojis.
fanqoojis [m.l]
ld fanqoojin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg