Site icon Qaamuus

ereyga

Fansaar-labasaable

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Urur fansaarro oo leh astaamooyin u eg marka dhan laga eego kuwa fansaarrada tirignometeri waxaana lagu magacaabaa saynka labasaable (sinh (x)), kosaynka labasaable (cosh (x)) iwm. Waxa la xiriiraan laba saab sida ay fansaarrada tirignometeriga ula xiriiraan goobada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fansaar-labasaable


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version