Fansaar-tirigonometari
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro ..., m.l)(xis.) Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo tan(x) ee laga helo dheehashada qaar ka mid ah saamiyada dhinacyada saddex-xagal qumman.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fansaar-tirigonometari ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg