Site icon Qaamuus

ereyga

fantatiir
(m.l)

ld fantatiirid.

fantatiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fantatiir

fantatiirid [m.f.dh]
eeg fantatiir². ld fantatiir¹, wantatiir¹, wantatiirid.

isfantatiir [m.l]
Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.

isfantatiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.

isfantatiirid [m.f.dh]
eeg isfantatiir².

wantatiir [m.l]
ld fantatiirid.

wantatiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld fantatiir².

wantatiirid [m.dh]
ld fantatiirid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version