Fantax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.l)1. Meel yar oo ka banaan wax qarkiis. 2. Leebka meesha boqonka laga saaro ee qabsata.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fantax ↴
faantax | faraqarrar | gamuun | gundhis | madag | shiish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg