Farac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)1. Durriyad. 2. Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
Farac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)(nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farac ↴
laagfaaf | laagwebi | laan | unug-dareen-wade | abtiri | alfiyoole | alifaatig | farac-hunguri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg