Site icon Qaamuus

ereyga

Faradh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dho, m.dh)

(fiis.) Summad F. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee madhxinta, waxana loo qeexaa madhxinta madhxiye kasbaday saldanab 1 kuulam, marka keyd taraqiisa la gaarsiiyey 1 foolt. F. waa halbeeg ka weyn istiicmaalka caadiga ah, waxana la qaataa jajabkiisa oo ay ka mid yihiin biiko-f. (PF) iyo maykaro f. (μF).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faradh

faradhaq | faradhaq | faradhaqad | faradhaqan | faradhaqasho | faradhaqid | faradhaqnaan | faradhaqnaansho | faradhaqo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version