Site icon Qaamuus

ereyga

Farakuhayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Shaqo socota oo markaas gacanta lagu hayo. 2. Qabashada si joogto ah hawl loo qabto. ld farakuhays.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farakuhayn

farakuhays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version