Faral
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faral ↴
waajib | cishe | faraley | farallaab | farammaggooggo | fargeeto | farooley | sunno | weeso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg