Site icon Qaamuus

ereyga

Farammarooji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farammarooji

farammaroojin | farammaroori | farammaroorin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version