Site icon Qaamuus

ereyga

Faranfardo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faranfardo

faranfardee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version