Faraqarrar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda. 2. Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan. 3. ld faraqaris.
Faraqarrar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraqarrar ↴
faraqaris | faraqarrarid | faraqarrarsan | faraqarrarsanaan | faraqarrarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg