Site icon Qaamuus

ereyga

farasaar
(m.l)

1. Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin. 2. Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo. 3. ld farasaarid.

farasaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farasaar

faraqaad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dagaal lays farasaaro. 2. Tuugo aan weynayn. 3. Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.

farasaarid [m.f.dh]
eeg farasaar². ld farsaar¹ (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version