Farayar
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Wax aan tiro badnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farayar ↴
farayaraan | farayaraansho | farayaraysasho | farayaraysi | farayarayso | farayari | farayaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg