Fargan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash. 2. Ciyaar carruureed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fargan ↴
fargannax | fargannax | fargannaxsan | fargannaxsanaan | fargannaxsanaansho | fargannixid | farkannax | farkannax | farkannaxsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg