Site icon Qaamuus

ereyga

farmaajo
(m.dh)

Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farmaajo

baacug [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version