farow
(m.l) (-wyo, m.dh)1. Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya. 2. Xoolaha aadka u cayila. 3. Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farow ↴
dameerdibadeed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.
dameerfarow [m.l]
Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
gammaan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg.
kood [m.l] (-dad, m.l)
1. Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood. 2. Hadal hoos laysugu sheego; faq. 3. Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (-do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg