Site icon Qaamuus

ereyga

Faruuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).

Faruuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faruuran

bakayle | faruurmid | faruurnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version