Site icon Qaamuus

ereyga

Faruurxir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. 2. ld faruurxirid.

Faruurxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Awr xarig faruur kaga xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faruurxir

faruurxiran | faruurxirid | faruurxirnaan | faruurxirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version