Farxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xamay, -xantay; -xmi)Miro kuwa kale ku darsan noqosho.
Farxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Miro wax kale ku darsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farxan ↴
farxamid | farxanaan | farxanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg