Site icon Qaamuus

ereyga

Fasahaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.

Fasahaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasahaad

fasahaadi | fasahaadid | fasahaadin | fasahaadis | fasahaadsan | fasahaadsanaan | fasahaadsanaansho | mufsid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version