Site icon Qaamuus

ereyga

Fasas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.

Fasas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

(daaw.) Dhaawac caallirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasas

caallir | fasasi | fasasid | fasasin | fasaso | hurgun | xorre |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version