Fasax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.
Fasax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -sixi)1. Oggolaansho siin. 2. Hawl ka nasin (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasax ↴
idan | idanqaado | idansan | fakad | fasaxid | fasixid | ijaaso | mamnuuc |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg