fashilmid
(m.dh)ld fashalmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashilmid ↴
dhicisow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Dhicis noqosho. 2. Wax fashilmid.
fashalmid [m.f.dh]
eeg fashalan¹. ld fashilmid.
guuldarro [m.dh]
Ku fashilmidda dagaal, tartan iwm lagu fashilmo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg