Fasil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).
Fasil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasil ↴
dawaar | dawaarle | fasilaad | fasilan | fasilid | fasilnaan | fasilnaansho | fasir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg