Fay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)1. Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa. 2. Caarad; gees.
Fay
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aaday, -ayday)Xaalad caafimaadqab ku sugnaansho; ladnaansho.
FAYTAMA*
Wanaag Fale, qofka badanaa wanaaga ku dhaqma ama sameeya
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fay ↴
aafayn | naafayn | caafiyad | oodafayn | oofayn | oofaysan | oofaysnaan | oofaysnaansho oofaysnaansho | xagaafayn | adhaxle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
