Fayaqab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabid.
Fayaqab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Xaalad caafimaadqab ku sugnaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayaqab ↴
fayaqabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg