Site icon Qaamuus

ereyga

Fayiig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.

Fayiig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku f.: wax indho ku baniixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayiig

fayiigid | fayiigsad | fayiigsasho | fayiigsi | fayiigso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version