Site icon Qaamuus

ereyga

Fayl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Gal. 2. Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.

Fayl

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Boqonta lugta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayl

adhaxle | annilliida | artaraboodha | balaatihelmantis | dhamac | dir | faylaggoo | faylaggoyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version