feeraari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax kala durgin. ld firaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feeraari ↴
feeraarin [m.f.dh]
eeg feeraari. ld feeraaris, firaarin, firaaris.
feeraaris [m.l]
ld feeraarin.
feeraarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.
firaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld feeraari.
firaarin [m.dh]
ld feeraarin.
firaaris [m.l]
ld feeraarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg