feeragashi
(m.l) (-iyo, m.dh)Funaanad;garan ama shaati.
feeragashi
(m.dh)Derin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feeragashi ↴
funaanad [m.dh] (-do, m.l)
1. Feeragashi aan gacmo lahayn oo shaati laga hoos qaato; garan. 2. Hu' jilicsan oo sida shaatiga u tolan oo kulaylaha la qaato. 3. Hu' culus oo kor laga qaato oo badi ahaan ka samaysan dhogor oo dhaxanta laga gashado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg