Site icon Qaamuus

ereyga

feercalaan
(m.dh) (-nno, m.l)

Feeraha midda ugu yar uguna dambaysa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feercalaan

gojilic [m.l]
Meesha u dhexeysa feercalaanta iyo misigta ee jirka dadka iyo xoolaha.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version